Sbs Somali - Sbs Afomali

  • Author: Vários
  • Narrator: Vários
  • Publisher: Podcast
  • Duration: 120:45:57
  • More information

Informações:

Synopsis

Listen to interviews, features and community stories from the SBS Radio Somali program, including news from Australia and around the world. - Ka dhagayso waraysiyo, warbixino iyo sheekooyinka jaaliyada barnaamujka idaacada SBS laanteeda Afsoomaaliga oo ay ku jiraan wararka Australia iyo kuwa caalamka.

Episodes

  • Wararka SBS Somali 2 July

    02/07/2025 Duration: 12min

    Wararka SBS Somali 2 July

  • Soomaalidu maxay u dabaaldegtaa?

    02/07/2025 Duration: 20min

    Marka la fiiriyo dhibaatooyinka ka jira Soomaaliya, maxaa looga dabaal degaa waqtigii xoriyadda? Su'aashaas ayaa waxaa ka jawaabaya Dr Abdiwaahid Hassan.

  • Wararka SBS Somali 1 July, 2025

    01/07/2025 Duration: 05min

    Wararka SBS Somali 1 July

  • Iran oo diiddey inay barnaamijkeeda Nukliyeerka joojiso iyo dadaalka xabbad joojinta Gaza

    01/07/2025 Duration: 11min

    Weli waxaa socda dadaal xabbad-joojin ka dhacda Gaza. Iran-na waxay shuruur adag ku xidhay kormeerayaasha hay'add IAEA.

  • Sidee warbaahinta Australia u shaqaysaa?

    01/07/2025 Duration: 12min

    Xoriyatul qowlka iyo warbaahinta kala duwan waxay astaan muhiim ah u tahay dimqraadiyad caafimaad qabta.

  • SBS Somali Full Program 27 June

    30/06/2025 Duration: 53min

    SBS Somali Full Program 27 June

  • Wararka SBS Somali 27 June

    27/06/2025 Duration: 17min

    Wararka SBS Somali 27 June

  • Wararka SBS Somali 26 June

    26/06/2025 Duration: 04min

    Wararka SBS Somali 26 June

  • Wararka SBS Somali 25 June

    25/06/2025 Duration: 11min

    Wararka SBS Somali 25 June

  • Dr Siyat Hilow iyo socodka qaxootiga

    25/06/2025 Duration: 11min

    Dr Siyat Hilow ayaa qababqaabiyay socod dadka looga baruurinayo dhibaatooyinka qaxootiga iyo magan galyodoonka. Socodka loo bixiyay Big walk for refugees ayaa qayb ka ah todobaaka qaxootiga.

  • Wararka SBS Somali 24 june

    24/06/2025 Duration: 04min

    Wararka SBS Somali 24 June

  • Wararka SBS Somali 19 June

    19/06/2025 Duration: 04min

    Wararka SBS Somali 19 June

  • Wararka SBS Somali 18 June

    18/06/2025 Duration: 14min

    Wararka SBS Somali 18 June

  • Waraysi: xaaladda dagaalka Iran iyo Isreal

    18/06/2025 Duration: 14min

    Mohamed Hassan Dable oo aan ka waraysanay xaaladda dagaalka u dhexeeya Iran iyo Isreal.

  • Wararka SBS Somali 17 June

    17/06/2025 Duration: 04min

    Wararka SBS Somali 17 June

  • Wararka SBS Somali 12 June

    12/06/2025 Duration: 04min

    Wararka SBS Somali 12 June

  • Wararka Soomaaliya 11 June

    11/06/2025 Duration: 09min

    Wararka Soomaaliya 11 June

  • Xasuuqii la iloobay ee Namibia

    11/06/2025 Duration: 08min

    Qarnigii 20 aad ayay cilmi baarayaal badan u yaqaanaan qarnigii xasuuqa maadaama dil wadareedyo ay dawlado ka danbeeyeen lagu laayay dad rayid ah dagaalkii koowaad iyo kii labaad ee aduunka. Laakiin kii Namibia ayaan ahayn mid wax badan laga yaqaan. Laakiin mid ka mid ah xasuuqyadaas ayaan aad loo aqoon oo waxaa qariyay dambiyo waaweyn oo ay ku jireen Holocoast oo ahaa xasuuqa Yuhuuda lagu kacay dagaalkii labaad iyo kii ka dhacay Rwanda.

  • Wararka SBS Somali 10 June

    10/06/2025 Duration: 05min

    Wararka SBS Somali 10 June

  • SBS oo xusaysa 50 guuradii ka soo wareegtay asaaskeeda

    09/06/2025 Duration: 11min

    SBS ayaa xustay 50 sano oo ka soo wareegtay markii warbaahintan la asaasay 1975 tii.

page 6 from 32