Synopsis
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ahAnsvarig utgivare: Olle Zachrison
Episodes
-
Wararka maanta iyo Sweden
13/02/2025 Duration: 01minNin 34 jir ah ayaa maxkamada degmada Linköping ku xukuntay xabsi daain ah. Shirkadda tareenada ee SJ ayaa dayactir ku samaynaysaa tareemadii hore. Stenergard oo sheegtay muhimadda in Yukreeyn qeeyb ka noqota wadaxaajoodka dagaalka lagu joojinayo.
-
Wararka maanta iyo Sweden
12/02/2025 Duration: 02minIskuulka Risbergska ayanan waxbarasho ka jiri doonin mustaqbalka dhow. Xaaladda dhaqaale ee daciifka ah ayaa ku sii socota inay saamayso suuqa shaqada. Booliska Uppsala ayaa lacag cadaan ah ka helay qof ma ay gaari joojiyeen.
-
Wararka maanta iyo Sweden
11/02/2025 Duration: 02minLabo qof oo ku dhaawacmay Örebro oo lagu daweeynayo qaybta daryeelka degdega. Dad badan oo kirada bixin kari waayay ayaa guryaha laga saaray. Hay'adda SiS oo lacag badan ka dalbatay xukuumadda.
-
Wararka maanta iyo Sweden
10/02/2025 Duration: 02minBooliskaoo baaris ku wada muqaalo ku saabsan weerarkii Örebro. Cillado laga helay dhammaan xarumaha daryeelka hooyada iyo dhallaanka. Amiirka iyo amiiradda ayaa loo magac bixiyey gabadhdhowaantan u dhalatay.
-
Wararka maanta iyo Sweden
07/02/2025 Duration: 02minMikael Blom oo ka mid maamulayasha iskuulka Risbergska oo ka hadlay weerarkii Örebro. Nin ayaa isbitaal loola cararay ka dib markii uu dab ka kacay guri ku yaal Sundyberg. Shantii nin ee loo xiray dilkii Salwan Momika ayaa wali dembi lagu tuhmaya.
-
Wararka maanta iyo Sweden
06/02/2025 Duration: 03minIskuulka Risbergska oo ilaa amar danbe sii xirnaana doono. Sicir-barar ayaa sare u kacay bishii Janaayo. Nin kula kacay haweeneey isku day dil ayaa maxakamadda degmeda Kalmar ku xukuntay xarig. Diiwaanka heerkulka ayaa mar kale jabiyay rikoor.
-
Wararka maanta iyo Sweden
05/02/2025 Duration: 02minFalcelin kadib hadalka Trump uu ka sheegay Gaza Iswiidhish lagu tuhunsan yahay laba weerar oo ka dhacay safaaradaha Boqorka: Waxaanu ku jirnaa naxdin iyo argagax
-
Maanta iyo wararka radio Sweden
04/02/2025 Duration: 02minQiimaha cunnada ayaa mar kale kor u kacay, sida uu qoray Matpriskollen.120 qof oo iswiidhish ah oo Maraykanka laga soo tarxiilayo. Nin kale oo 34 sano jir ah ayaa loo xiray tuhun dil ah oo toddobadkii hore ka dhacay bartamaha Lund.
-
Maanta iyo wararka radio Sweden
03/02/2025 Duration: 02minTirada magangalyo-doonka oo la filayaa inay hoos u dhacdo sanadkan. Masjidka Imam Ali Islamic Center, oo la sheegay in loo adeegsadaa madal sirdoon oo uu leeyahay taliska Iiraan. Suuqa saamiyada Stockholm ayaa hoos u dhacay ka dib hadalkii Trump.
-
Wararka maanta iyo Sweden
31/01/2025 Duration: 02minWarar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah Darawal ambalaas oo dhaawac loo geeystay mar la weeraray intii lagu jiray gurmad.Waxa la doonayaa in la soo saaro sharci xadidaayo da'ada lagu iibsan karo cabitaanka tamarta.17 jir ayaa rumaanka loo dhigay tuhun dil loo geeystay nin 30-meeyo jir ah.
-
Wararka maanta iyo Sweden
30/01/2025 Duration: 02minMaamulka degmada Luleå ayaa dhaleeceyn xooggan kala kulmay hayadda-IVO. Magaalada Göteborg ayuu ku sii kordhayaa faafidda fayraska RS. Afartii xafiis dawladeed oo adeeg lagu bixiyo mid ka mid ah ayaa dhici karto in gabi ahaanba la xiro.
-
Maanta iyo wararka radio Sweden
29/01/2025 Duration: 03minWarar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah Maxaabiista Swedishka ah ayaa loo diri karaa wadamada kale ee EU-da iyo waddmada EES la isku yiraahdo si ay halkaasi xukunkooda ugu dhameystaan. Nin isaga oo sarqaansan raacay diyaaraha aan duuliyaha, lana dul dhigay ganaax maalin leh oo gaaraya 32 000 kr. Baabuurta xaamulka qaada ee shirkada Volvo oo dalabaadkoodu kordhayo, islamarkaana shaqo abuur cusub abuurto. Shirkada Tele2 oo shaqaalaheeda dhimeeysa sababo la xirriira dib u eegis maaliyeed.
-
Wararka maanta iyo Sweden
28/01/2025 Duration: 02minWarar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah Laba qof ayaa la xiray ka dib markii qarax ka dhacay guri ku yaalla Stockholm.Gustav Leonhardt iyo kooxdiisa ayaa kaalinta saddexaad ka galay tartanka cunto karinta.Ururada shaqaalaha oo qabanqaabiya shaqalaha aqoonyahanada ayaa xubnahooda kordhay.
-
Wararka maanta iyo Sweden
27/01/2025 Duration: 02minWarar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah Henrik Landerholm,la taliyaha ammaanka qaran oo is casilay. Dhamaadkii todobaadka, ayey lix falal oo rabshado wataa gilgileen Stockholm.Hay’adda Kronofogden oo deeyn ku leh dad tiradoodu gaarayso 436,996 qof.1,076,148 jiir ayaa dabin lagu qabtay sannadkii 2024.
-
Wararka maanta iyo Sweden
24/01/2025 Duration: 02min4 qof oo loo qabtay dambiga lacag dhaqidda. Shil shaqo oo ka dhacay Volvo. Xukunka wiilkii lagu helay dambi dil oo la adkeeyey.
-
Wararka maanta iyo Sweden
23/01/2025 Duration: 02minBoostada oo daroogo badan laga helo. Rugo caafimaad oo cillado loo xiray. Kafeega oo qiimihii ugu sareeyey 50 sano gaaray.
-
Wararka maanta iyo Sweden
22/01/2025 Duration: 02minAfar qof ayooaa lagu xukumay xabsi daa'in kadib laba toogasho oo la gaystay. Shirkadda warbaahinta Schibsted oo dhimaysa shaqaale. Masraxa Kungliga Operan oo la dayactirayo.
-
Wararka maanta iyo Sweden
21/01/2025 Duration: 02minLabo qarax oo dhacay xalay. Magacyada ugu caansan ee carruurta loogu bixiyey sannadkii hore. Nin ayaa lagu soo oogay dacwad ah inuu toogtay deriskiisa.
-
Wararka maanta iyo Sweden
20/01/2025 Duration: 03minMuwaadin Iswiidhish ah oo looga shakisan yahay dambi argagixiso. Degmada Botkyrka oo aan dooneyn inay dib u bixiso deeqda dowladda. Iswiidhishka oo dayaca erayada sirta internetka.
-
Wararka maanta iyo Sweden
17/01/2025 Duration: 02minQiimaha cuntada ayaanan sidii hore u kordhaynin, sahanka qiimaha sannadlaha ah oo uu sameeyay ururrka hawlgabka qaranka-PRO ayaa sidaa muujinaya. Tan iyo bilawgii sanadkan, ayaa la mamnuucay in la isticmaalo maadada nadaafadda loo isticmaalo haddi ay dhuunta tubada ee biyuhu maraan xiranto. Tirada ashkatooyinka ku saabsan xadgudubyada ee iskuullada ku yaalla magaalada Malmö ayaa aad kor ugu kacday.