Synopsis
Listen to interviews, features and community stories from the SBS Radio Somali program, including news from Australia and around the world. - Ka dhagayso waraysiyo, warbixino iyo sheekooyinka jaaliyada barnaamujka idaacada SBS laanteeda Afsoomaaliga oo ay ku jiraan wararka Australia iyo kuwa caalamka.
Episodes
-
SBS News Somali: 13 August 2025
13/08/2025 Duration: 09minWararkii ugu dabmeeyey ee Australia iyo caalamka
-
Somalia News - Warkii Soomaaliya: 13 August 2025
13/08/2025 Duration: 10minXaaladda magaalada Beled-xaawo. M.weyn Hassan Sh. Maxamuud oo qaatay shahaadada is-diiwaan gelinta doorashooyinka.
-
Climate Action: Is beddelka cimilada iyo Great Barrier Reef
13/08/2025 Duration: 10minSahamin sanadle ah oo lagu sameeyay qayb badda Australia ka mid ah, oo la yiraahdo, Great Barrier Reef ayaa lagu muujiyay, in noolaha la yiraahdo Coral oo ka baxa baddaas hoosteeda uu baaba'ii ugu weynaa ku yimid sannadkii 2024-kii, marka la barbar dhigo sannadihii ka horreeyey, muddo ku siman aftameeyo sannadood.
-
Barnaamij timaabo oo guryo cusub siinaya hooyada keli ah ee guri-la'aantu hayso
13/08/2025 Duration: 09minWaxaa soo baxaya baaqyo lagu dalbanayo guryo raqiis ah, kadib markii ay sii kordheen tirada dumarka iyo gabdhaha hoy la’aantu ku dhacay. Hooyo laba carruur ah leh – oo duruufo adag soo martay – ayaa hadda rajaynaysa inay, mashruuc cusub oo xagga guriyeynta ah ka heli doonto guri
-
Health Loneliness - Dareemmidda Kelinnimo
12/08/2025 Duration: 10minCilmi-baaris cusub ayaa walaac ku abuurtay khubarada caafimaadka, ka dib markii ay daaha ka qaadday dhibaatada kelinnimada ee ka jirta Australia.
-
SBS News_Flash Somali: 12 August 2025
12/08/2025 Duration: 04minBaanka dhexe oo Austaralia ayaa la filayaa inuu maanta hoos uu dhigo dulsaarka lacagaha. Ra'iisal-wasaare Anthony Albanese ayaa Xammaas ugu baaqay inay hubka dhigaan. Donald Trump 800 ciidan ah ayuu ku amray inay galaan Washington DC oo la wareegaan ciidanka booliiska.
-
SBS News_Flash Somali: 11 August 2025
11/08/2025 Duration: 04minWarkii Australia iyo caalamka ee maanta qodobbadii ugu door-roonaa.
-
SBS Somali Full Program: 08 August 2025
11/08/2025 Duration: 52minBarnaamijkii Jimcaha oo dhammays tiran. Xayaysiis ku ma jiro.
-
#92 Asking for donations (Med) - #92 Asking for donations - Sida cid loo weydiiyo kaalmo/deeq.
11/08/2025 Duration: 16minLearn how to ask for money or donations in English. - Baro sida cid loo weydiisto lacag ama deeq.
-
Somalia News - Warkii Sommaaliya: 08 August 2025
08/08/2025 Duration: 09minCudurka Gowracatada oo laga helay qaybo ka mid ah Soomaaliya iyo shirka madasha bani'aadannimada Soomaaliya oo ka furmay Baydhabo.
-
Is Australian tap water safe to drink? - Australia Explained - Is Australian tap water safe to drink? Biyaha Tuubada ma la cabbi karaa?
08/08/2025 Duration: 11minAccess to safe drinking water is essential, and Australia’s often harsh environment means that our drinking water supplies are especially precious. With differences in the availability and quality of drinking water across the country, how do we know if it’s safe to drink? In this episode we get water experts to answer this question and more. - Access to safe drinking water is essential, and Australia’s often harsh environment means that our drinking water supplies are especially precious. With differences in the availability and quality of drinking water across the country, how do we know if it’s safe to drink? In this episode we get water experts to answer this question and more.
-
SBS News Somali: 07 August 2025
07/08/2025 Duration: 04minWarkii ugu dambeeyey ee Australia iyo caalamka maanta oo khamiis ah.
-
SBS Somali Full Program: 06 August 2025
06/08/2025 Duration: 50minWaa barnaamijkii Arbacada oo dhammaystiran oo laga reebay xayaysiis.
-
SBS News Somali: 06 August 2025
06/08/2025 Duration: 08minMacallimiin ka badan 50,000 oo shaqo joojin ka sameeyey QLD. Qasnajiga Australia Jim Chalmers oo sheegay in ay AI-du u roon tahay waxsoo-saarka iyo kor-u-qaadidda heerka nolosha haddii si mas'uuliyad leh loo maamulo.
-
Somali News - Warkii Soomaaliya: 06 August 2025
06/08/2025 Duration: 10minWarkii Somaaliya: Dabkii qabsaday suuq-bacaadka. Puntland oo sii deysey markabkii Turkiga.
-
Sannad-guuradii 80aad ee bumbadii atomig-ga ee lagu ridey Hiroshima
06/08/2025 Duration: 08minSiddeetan sano ayaa laga joogaa markii uu Mareykanku magaalooyinka Hiroshima iyo Nagasaki ee waddanka Japan ku ridey bombooyin atomig ah intii lagu jiray dagaalkii labaad ee adduunka. Burburkii magaalooyinkaas ka dibna waxaa bilaabmay tartan dhinaca hubka nukliyeerka ah.
-
-
Dr Aways: WA Somali of the year - Waraysi
05/08/2025 Duration: 15minDr. Aweys Abdi Omar, oo ah dhakhtar Soomaaliyeed oo deggan magaalada Perth, ee gobolka Western Australia ayaa loo aqoonsadaday WA Somali of the year 2025.
-
SBS News Somali; 04 August 2025
04/08/2025 Duration: 03minToddobaadka qaranka ee dadka lumay oo lagu jiro ayay boolisku ka codsadeen dadwyeynaha inay soo sheegaan wixii xog ah ay ka hayaan dadka la waayey. Ra'iisal wasaare Anthony Albanese-na wuxuu rabaa inuu toddobaadkan telphone kula hado Benjamin Netanyahu.
-
DIY Renovations: What you need to know before getting started - Australia Explained: Maxaad u baahan tahay inaad ogaato si aad gurigaaga gacantaada ugu dayactirato?
04/08/2025 Duration: 12minMany Australians love rolling up their sleeves and undertaking their own home improvements. But before you grab a hammer or paintbrush, it’s essential to understand the rules and risks so you can renovate safely and legally. - Dadka Australia ayaa qaarkood jecelyihiin inay iyagu si iskood gacantooda ugu dayac-tiraan guryahooda. Waxaase dadka lagula talinayaa inay ogaadaan ama bartaan xeerarka iyo sharciyada, bilaabin dayac-tirka, wax-ku-kordhinta iwm.