Sbs Somali - Sbs Afomali

  • Author: Vários
  • Narrator: Vários
  • Publisher: Podcast
  • Duration: 85:34:28
  • More information

Informações:

Synopsis

Listen to interviews, features and community stories from the SBS Radio Somali program, including news from Australia and around the world. - Ka dhagayso waraysiyo, warbixino iyo sheekooyinka jaaliyada barnaamujka idaacada SBS laanteeda Afsoomaaliga oo ay ku jiraan wararka Australia iyo kuwa caalamka.

Episodes

  • Wararkii Soomaaliya 28 Febaraayo

    28/02/2025 Duration: 12min

    Wararka Soomaaliya

  • Wararka SBS Somali 27 Febaraayo

    27/02/2025 Duration: 04min

    Wararka SBS Somali 27 Febaraayo.

  • SBS Somali Full Program 26 Febraury

    27/02/2025 Duration: 54min

    Waa idaacadii SBS Somali 26 febaraayo.

  • Wararka SBS Somali 26 Febaraayo

    26/02/2025 Duration: 18min

    Wararka SBS Somali 26 Febaraayo

  • Caruurtu waxyaalaha ay sameeyaan iskuulka kadib

    26/02/2025 Duration: 08min

    Waa qayb kale oo ka mid ah barnaamujyadeenii Australia Explained oo aan ku eegayno waxyaalha caruurta iyo dhalinyaradu sameeyaan marka ay galabkii iskuulka ka soo baxaan.

  • Wararka SBS Somali 25 Febaraayo

    25/02/2025 Duration: 04min

    Wararka SBS Somali 25 Febaraayo

  • Dr Yusuf Omar iyo xaaladda Soomaaliya

    25/02/2025 Duration: 12min

    Dr Yusuf Omar "marka siyaasada laga eego qofku wuu yar quusan laakiin really in la quusto ma ah"

  • Wararka SBS Somali 21 Febaraayo.

    21/02/2025 Duration: 08min

    Wararka SBS Somali 21 Febaraayo.

  • Wararka SBS Somali 20 Febaraayo

    20/02/2025 Duration: 05min

    Wararka SBS Somali 20 Febaraayo

  • Wararka SBS Somali 19 Febaraayo

    19/02/2025 Duration: 10min

    Wararka SBS Somali 19 Febaraayo.

  • Wararka Soomaaliya 19 Febaraayo

    19/02/2025 Duration: 10min

    Wararka Soomaaliya 19 Febaraayo

  • Dr Yusuf Omar oo xaflad soo dhawayn ah loogu sameeyay Melbourne

    18/02/2025 Duration: 18min

    Dr Yusuf Omar oo booqasho gaaban ku yimid Melbourne ayaan waraysi kala yeelanay arimo kala duwan.

  • Wararka SBS Somali 18 Febaraayo

    18/02/2025 Duration: 05min

    Wararka SBS Somali 18 Febaraayo.

  • Lacagaha Fasaxa Waalidka ilmuhu u dhashaan

    18/02/2025 Duration: 09min

    Australia, waalidiinta qaar ayay dawlada iyo shaqabixiyuhu lacag ku siiyaan fasax ay qaataan marka ilmo u dhasho. Laakiin qofkastaa xaq uma laha lacagtaas.

  • Wararka SBS Somali 14 Febaraayo 2025

    14/02/2025 Duration: 09min

    Wararka SBS Somali 14 Febaraayo

  • Wararka SBS Somali 13 Febaraayo

    13/02/2025 Duration: 04min

    Wararka SBS Somali 13 Febaraayo.

  • Wararka SBS Somali 12 Febaraayo

    12/02/2025 Duration: 11min

    Wararka SBS Somali 12 Feb

  • Wararka SBS Somali 11 Feb

    11/02/2025 Duration: 04min

    Wararka SBS Somali 11 Febaraayo

  • Barnaamuj lagu ciribtirayo gudniinka fircooniga ah

    11/02/2025 Duration: 16min

    Waxaa aduunka laga xusay maalinta ciribtirka gudniinka fircooniga ah. Waxaa aduunka oo dhan lagu fuliyaa falkan gabdho iyo haween gaaraya 23milyan. Waxaana lagu sheegaa in Soomaaliya tahay dalka ugu badan ee gabdhaha lagu sameeyo gudniinka iyadoo 98% gabdhaha lagu gudo.

  • Wararka SBS Somali 7 Febaraayo

    07/02/2025 Duration: 09min

    Wararka SBS Somali 7 Feb

page 3 from 25