Synopsis
Listen to interviews, features and community stories from the SBS Radio Somali program, including news from Australia and around the world. - Ka dhagayso waraysiyo, warbixino iyo sheekooyinka jaaliyada barnaamujka idaacada SBS laanteeda Afsoomaaliga oo ay ku jiraan wararka Australia iyo kuwa caalamka.
Episodes
-
Hamdi Ali oon ka waramaya doorashada golayaasha dowlada hoose.
25/09/2024 Duration: 14minHamdi Ali - oo isagu laf ahaantiisu u sharaxan (xubinimada Golaha Deegaanka ee Melbourne) - ayaan ka waraysanay, doorashada golayaasha Dowlada Hoose.
-
Wararka SBS Somali 24 September.
24/09/2024 Duration: 06minQaar ka mida wararka SBS Somali ee maanta (24 Talaado, 2024)
-
Guryo la'aanta ka jirta Australia iyo Hamdi Ali
20/09/2024 Duration: 16minWaxaa dalkan Australia ka jira guryo yari ba'an. Waxaan arintaas ka waraysanay Hamdi Ali oo arintana aad ula socda.
-
-
-
Dadka Aboriginalka iyo Torres Strait Islander iyo Aqoonta xidigaha
18/09/2024 Duration: 06minDadka Aboriginalka iyo Torres Strait Islander ka cirku wuxuu u sheegaa dhaqmada ay kumaan jiil isugu soo gudbinjireen si sheeko, heeso, xaflado ama farshaxan.
-
-
-
-
-
Australia Explained: Nidaamka caafimaadka ilkaha Australia
11/09/2024 Duration: 10minQaybtan ka mid ah barnaamujyadii Australia Explained waxaan ku soo qaadaynaa caafimaadka ilkaha ee caruurta iyo dadka qaangaarka ah ee Australia.
-
Wacyigalinta cudurka kansarka mindhicirka ku dhaca
11/09/2024 Duration: 10minWaxaa Melbourne lagu qabtay barnaamuj dadka looga wacyigalinayo cudurka kansarka ku dhaca mindhicirka (bowel cancer). Waxaa soo qabanqaabiyay ururka East African Women's Foundation.
-
-
-
-
-
-
Mohamed wuxuu u sharaxan yahay doorashada NSW
04/09/2024 Duration: 10minMohamed Daahir Hassan wuxuu u sharaxan yahay doorashada Gole Deegaanka Cumberland ee gobolka NSW.
-
-
Sharuucda Aan Qornayn ee Goobaha Shaqo
03/09/2024 Duration: 10minQaybtan ka mid ah barnaamujyadii Australia Explained waxaan ku eegaynaa sharuucda aan qornayn ee goobaha shaqada iyo sidii aad u ogaan lahayd marka aad shaqo cusub bilaabayso.