Synopsis
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ahAnsvarig utgivare: Olle Zachrison
Episodes
-
Wararkii maanta & Sweden
14/02/2022 Duration: 02minRW & Abaanduulka Ciidanka Sweden oo iska arkay arrinta Ukraine, toogashooyin dhimasho sababay oo ka dhacay Skarpnäck, iyo Kastamka oo qabtay daroogo aad u badan.
-
Wararka maanta ee Sweden.
11/02/2022 Duration: 02minDad lagu tuhunsanaa inay lacago dhaqeen oo la xumay, Milkiile meel dadka lagu masaajo oo isna lagu xukumay xabsi iyo masaafurin. Iyo warar kale.
-
Wararka maanta ee Sweden.
10/02/2022 Duration: 02minBangiga dhexe ee Iswiidhan oo sheegay in aaney wax ka bedeli doonin heerka dulsaarka, Mashruuc lagu caawinayo soogalootida dalkaan ku cusub ee dhanka waxbarashada oo ay dowlada soo jeedisay.
-
Wararka maanta ee Sweden.
09/02/2022 Duration: 02minKomiishan EU-da oo Sweden ashtakeeyay, Xayiraadyadii corona oo maanta la joojiyay iyo warar kale.
-
Wararka maanta ee Sweden.
08/02/2022 Duration: 02minMilkiilayaasha makhaaxidaha oo xirfadleyda la', Doorashadii dalka oo soo dhow iyo warar kale.
-
Wararka maanta ee Sweden.
07/02/2022 Duration: 01minWarbixino been ah oo lagu gudbiyay aaladaha internetka iyo warar kale.
-
Wararka raadiyaha Sweden
04/02/2022 Duration: 01minSafiirka Soomaaliya ee dalkaan Sweden oo waraaqihiisa aqoonka la gudoomay, Ciyaaraha Olombikada oo maanta furmay iyo warar kale.
-
Wararka maanta ee Sweden.
03/02/2022 Duration: 02minXayiradyadii corona oo todobaadka dambe ku eeg iyo warar kale.
-
Maanta iyo wararkii radio Sweden
02/02/2022 Duration: 02minCarruuro qandho qalal uu ku riday nooca cusub Corona. Ruush-ka oo dhambaal soo diray. Iyo warar kale oo dheeri ah.
-
Wararka maanta ee Sweden.
01/02/2022 Duration: 01minMaryan Cabdulle Warsame oo keentay rayi ku saabsan makhaayad wareegaysa oo gaari saaran, Musaafiriinta ka imaanaya Norway oo baaritaanka laga joojin doono iyo warar kale.
-
Wararka maanta ee Sweden.
31/01/2022 Duration: 02minHindise cusub oo hawlgabka siin kara lacag dheeraad ah,Tirada ardeyda dalbatay waxbarashadda xirfadaha oo yaraaday iyo warar kale.
-
Wararka maanta ee Sweden.
28/01/2022 Duration: 01minSidee ayey soomaalida ku nool xaafada Tjärna Ängar u arkaan barnaamijkii ka baxay SVT, Urur Soomaaliyeed oo dadka ku wargaliyay Talaallka iyo warar kale.
-
Wararka maanta ee Sweden.
27/01/2022 Duration: 02minCaruuraha ay da´doodu ka hooseeyso12 jir oo aan laga talaali doonin covid-19, iyo Wiil Soomaaliyeed oo xaruun masaaj ka furay Borlänge warar kale.
-
Wararka maanta ee Sweden.
26/01/2022 Duration: 01minKooxda Iswiidhan oo u gudubtay gebogebada tartanka ciyaaraha Yurub iyo warar kale.
-
Wararka maanta ee Sweden.
25/01/2022 Duration: 02minTirikoob sheegaya in ay kordhayaan dadka qaatay talaallka covid-19 ee dagan xaafadaha ajaanibta ay u badantahay iyo warar kale.
-
Wararka maanta ee Sweden.
24/01/2022 Duration: 02minDhaleecayn loo gudbiyay cunnada laga iibsado dukaamada, Degmada Gävleborg oo shaqaalaha lacagaha u kordhin doonto iyo warar kale.
-
Wararka maanta ee Sweden.
21/01/2022 Duration: 02minMaxkamadda dalka oo ku liita baaritaanka carruurta cunfiga la kulma, iskuul lagu haysto inay kala fadilaan lebbiska ardayda, iyo sida loo kala fariisan doono imtaxaanka jaaamacada oo wax laga bedeley.
-
Wararka maanta ee Sweden.
20/01/2022 Duration: 01minDugsiyo Xijaabka mamnuucay oo lala tiigsadey Maxkamadda Sare, FHM oo oo soo koobtay xilliga karaantiilka iyo Duuliyeyaasha dayuuradaha guuxooda ka dheereeyaee Sweden oo xaalad caafimaad oo isku mid ah ka sheeganaya
-
Wararka maanta ee Sweden.
19/01/2022 Duration: 02minXisbiga SD oo doonaya inuu helo codadkii Xibiyada S & C, Gobollo joojiyey baarista Covid & sababta, booqasho aanu ku taagnay magaalada Borlänge.
-
Wararka maanta ee Sweden
18/01/2022 Duration: 02minSweden oo sheegtay inay soo ridi doonto daroonnada lagu arkayo xarumaha nukliyeerka, daroon lagu arkay caasimadda Stockholm & wararka kale.