Synopsis
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ahAnsvarig utgivare: Olle Zachrison
Episodes
-
Wararka maanta ee Sweden.
17/01/2022 Duration: 01minGoob masaaj oo lagu helay inay sameeyaan adeegyo galmo ah & xeeladda loo degey, Nabad Sugidda SÄPO oo baadhitaan ku bilowday daroonkii lagu dul arkay wershado nukliyeerka dhaliya.
-
Wararka maanta ee Sweden.
13/01/2022 Duration: 02minCisbitaallada Sweden oo dhiig laga waayey, faafidda caabuq-sidaha corona oo sii kordhi doonta waqtiyada soo socda iyo warar kale.
-
Wararka maanta ee Sweden.
12/01/2022 Duration: 03minUrur ay soo wacaan dadka is dilaya oo kaalmo codsaday, haweenay lacag ka badan 20,000 oo kr lagu dallacay iyo warar kale.
-
Wararka maanta ee Sweden.
11/01/2022 Duration: 01minFaafida nooca cusub ee corona oo kor u kacay iyo warar kale. *Qofkaan oo aan ugu yeerayno Geeddi balse magac kale leh ayaa loo xiray dembi la xiriira gaangiisternimo. Qoraalkaan waxaan ku kabnay dembiyada lagu eedeeyay "Geeddi".
-
Wararka maanta ee Sweden.
10/01/2022 Duration: 01minRa´iisal wasaaraha dalkan oo ka jawaabtey arrinta ku saabsan ammaankeeda, dowladda diiddan in ay Sweden ka mid noqoto NATO iyo dugsi la weeraray iyo dad lagu dhaawacay.
-
Wararka maanta ee Sweden.
03/12/2021 Duration: 02minHaweeney mayd ah oo laga helay koonfurta Sweden iyo hindise ku saabsan musharooyinka hooseeya oo laga doodayo & war kale...
-
Wararka maanta ee Sweden.
30/11/2021 Duration: 01minWarar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah Nooca cusub ee corona oo laga helay dalka iyo Ra´iisal Wasaaraha dalkan oo soo jeedisay hadalkeedii ugu horreeyay, Stockholm oo laga helay kiiskii ugu horreeyey ee nooca cusub ee Covid-19.
-
Wararka maanta ee Sweden.
29/11/2021 Duration: 02minSicirka korontada oo kor u kacay, buug ka hadlaya cuntada laga cuno geeska Afrika oo ay Soomaalidu ku jirto iyo warar kale.
-
Wararka raadiyaha Sweden
26/11/2021 Duration: 02minSoomaali badan oo aan wali is talaalin oo haatan doonaya inay is tallaalaan, dab qabsaday guri dabag ah oo ku yaalla Ånge iyo Feyraska koroona oo saameeyay suuqyada saamiga.
-
Wararka raadiyaha Sweden
25/11/2021 Duration: 02minSaciida Moge oo soo dhoweysay xilka Magdalena loo magacaabay, EMA oo talaalka Pfizer-biotech ansixin u doonaya iyo dhaliil loo jeediyey Iskuul cusub oo Borlänga laga furay.
-
Wararka raadiyaha Sweden
24/11/2021 Duration: 02minMagdalena oo taarikhda gashay & xogo ku saabsan dhacdadan. Booliska Uddavalla oo fashiliyay qarax miino.
-
Wararka raadiyaha Sweden
23/11/2021 Duration: 02minGabar Soomaali ah oo abaalmarin lagu siiyay hal-abuur. Wasiirrada EU oo ka shiray arimaha covid-19 & tallaalka 3-aad + Iskuul walxo kiimiko ah lagu arkay oo caruurtii laga badbaadiyey.
-
Wararka raadiyaha Sweden
22/11/2021 Duration: 02minBoqorka Sweden oo abaalmarin siiyey gabar Soomaali ah, S iyo V oo aan wali heshiis ahayn + afhayeenka oo soo gudbiyey Magdalina, iyo 20-ruux oo bas ku dhaawacmay.
-
Wararkii maanta & Sweden
19/11/2021 Duration: 02minXisbiga L oo isku khilaafsan la shaqaynta SD, 2 muwaadin oo Swedish ah oo Itoobiya lagu xirey & laba walaalo ah oo basaasnimo lagu haysto oo maxkamad lasoo taagey.
-
Wararkii maanta & Sweden
18/11/2021 Duration: 02minAnders Tegnell oo caddeeyey shahaadada rasmiga ah ee Covid-19, nin dowladda u shaqaynayey oo basaasnimo loo haysto & nin loo haystey isku day dil oo la ogaadey inuusan dhimirkiisu saaxi ahayn.
-
Wararkii maanta & Sweden
17/11/2021 Duration: 02minIsu imaanshaha wixii ka badan 100 qof oo laga rabi doono shahaadada Covid, nin qirtay inuu dil & dhaawac u gaystey ilmo uu dhalay + Jamciyadda Booliiska oo ka hadashay sababta askar rukhsaysatay.
-
Wararkii maanta & Sweden
16/11/2021 Duration: 02min3 qofood oo isbitaalka loola cararay Upplands-Bro, Magdalena Anderson oo waqti loogu daray & caqabadda hortaagan + Sweden oo ciidan u diri karta Ukraine.
-
Wararka maanta ee Sweden.
15/11/2021 Duration: 02minKharashka caanaha oo kor u kici kara, hogaamiyaha xisbiga S oo berri la kulmi doonta guddoomiyaha barlamaanka iyo warar kale.
-
Wararkii maanta iyo Sweden
08/11/2021 Duration: 02minWarar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah Ganaax badan oo dadkii lagu ridey aaney bixin. Xisbiga V oo shuruudo ku xiray hoggaamiyaha cusub ee S. Malmö oo ammaankeedu ka soo reeynayo sida baaritaan lagu ogaadey.
-
Wararka maanta iyo Sweden
04/11/2021 Duration: 02minMagdalena Andersson-Hoggaamiyaha cusub ee xisbiga Socialdemokraterna. 40 waddan oo ballan qaadey iney dhuxusha ka maarmi doonaan. Yurub oo uu ka bilowday hirkii afaraad ee covid-19.